War Deg-Deg ah

Xildhibaan Xaawo Sokor: Xaalad adag ayaa ka jirta Xabsiga Dhexe ee Muqdisho

Xabsiga Dhexe
Xabsiga Dhexe

Guddiga Xuquuqul Aadanaha Golaha Shacabka ayaa sheegay in xaalad adag ay ka jirto xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa sheegay in ay jiraan dad dhamaystay xabsiga oo wali xiran iyo waliba dad laga dhiibay diyo oo xabsiga ku dhintay.

Guddoomiyaha Guddiga Haweenka iyo Xuquuql Insaanka ee Golaha Shacabka, Xildhibaan Xaawa Sokor Cali ayaa VOA uga warrantay xaaladda ka jirta Xabsiga Dhexe Wariyaheenna Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Halkaan ka dhageyso wareysiga Xildhibaan Xaawa Sokor

No media source currently available

XS
SM
MD
LG