Waxaa soo baxaya baaqyada ku aadan in hab nabadeed lagu xalliyo khilaafka u dhaxeeya xukuumadda Somaliland iyo jabhadda hubeysan ee ku sugan buurta Gacan Libaax. Baaqyadan ayaa imanaya iyadoo shalay uu dagaal dhexmaray labada dhinac kaasi oo ay ku dhinteen sagaal askari oo ka tirsan ciidamada Somaliland.
Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee UCID, Feysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in halkii laga sugayay in wadahadal lala furo dadka Laascaanood, ay nasiib-darro tahay in maanta gudaha Somaliland dagaal ka dhaco.
Haddaba wararkii u danbeeyey ee deegaanka Gacan Libaax waxaa warbixinta Hargeysa nooga soo diray Khadar Cakule.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal