Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cirro oo ku baaqay dhameynta xiisadda Buurta Gaacan-libaax


Cabdiraxmaan Cirro
Cabdiraxmaan Cirro

Musharraxa Madaxweynaha Somaliland ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka hadlay xiisadda ka jirta deegaanka Gacan libaax ee ka tirsan Saaxil Somaliland, wuxuu la hadlay warbaahinta isaga oo ku sugan magaalada Borama.

Haashim Sheekh Cumar Goot ayaa warbixintan inoo soo diray.

Cirro oo ku baaqay dhameynta xiisadda ka aloosan Buurta Gaacan Libaax.
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:44 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG