Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Faah-faahinta heshiiskii duulimaadka Soomaaliya iyo Kenya


Wasiirka Gaadiidka iyo Duulimaadka Rayidka ee dawladda federaalka Soomaaliya Fardowsa Cismaan Cigaal.

Dawladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa toddobaadkan kala saxiixday heshiis ku saabsan adeegyada duulimaadyada labada waddan iskaga goosha. Heshiiskan oo aan weli la shaacin qodobada uu ka kooban yahay ayaa dhaliyey hadal-hayn badan.

Haddaba heshiiskan, waxa ku jira, iyo faa’idada ugu kala jirta shirkadaha diyaaradaha labada waddan ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulimaadka Rayidka ee dawladda federaalka Soomaaliya Fardowsa Cismaan Cigaal.

Dhageyso wareysiga wasiirka Gaadiidka iyo Duulimaadka Rayidka
please wait

No media source currently available

0:00 0:21:49 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG