Laascaanood —
Odayaasha dhaqanka ee ku sugan magaalada Laascaanood ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya iyo beesha caalamka inay la shaqeeyaan mas’uuliyiinta ay dhowaan doorteen.
Faah-faahinta warkan waxaa Laascaanood kasoo diray Cabdikariim Olol.
Madal