Wasaaradda Waxbarashada dowladda Soomaaliya ayaa shaacisey Imtixaanka sannad dugsiyeedka Iskuula Sare ee fasalka 12-aad
Waxaana Labada Kaalimood ee ugu horeeyey kala galay Deeqo Mohamed Abdullahi oo ka baxdey Iskuuulka saree e Faanoole Kismaayo iyo Faadumo Cabdullahi Axmed oo Mogdisho kaso baxdey.
Cabdulqaadir Okay ayaa warkan kasoo direy magaalada Muqdisho.
Madal