Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Xarigga iyo baadigoobka xubnaha Al-shabaab ee 'ku dhex-jiray dowladda'


NISA
NISA

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay xirtay 10 qof oo dowladda u shaqeynayay kuwas oo lagu eedeyay inay Shabaab u basaasayeen.

Waxay dowladdu sidoo kale sheegtay inay ku raad joogto Abdisatar Abdikadir Isse and Ayanle Mohamed Ali oo ka kala tirsanaa ciidamada NISA Iyo kuwa Booliska, kuwaas oo sidoo kale ku eedysan inay Sbabaab u basaasayeen.

Tallaabadani ay dowladdu qaadday maxay ka dhigan tahay, maxaase lagu sifeyn karaa? Su’alahaasi iyo kuwa kale ayuu Jamaal Axmed Cismaan weydiiyay Ismaaciil Cismaan oo ka faallooda ammaanka, horena u soo noqdey taliye ku xigeenkii hay’adda NISA ee Soomaaliya.

Falanqeyn ku saabsan xarigga iyo baadigoobka saraakisha Al-shabaabee ku dhexjiray dowladda
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:08 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG