Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Yaa ka dambeeya dabka suuqayada Soomaalida?


Suuqa Waaheen ee gubtay
Suuqa Waaheen ee gubtay

Muddooyinkii u dambeeyey suuqyo ganacsi oo kala duwan oo ku yaala qaar ka mid ah magaalooyinka Soomaalida ayaa waxaa qabsaday dab u gaystay khasaare maaliyadeed, kaasi oo uu ugu dambeeyey dab xalay ka kacay suuq ganacsi ee degmada Wajaale ee Somaliland.

Haddaba wariyahayaga magaalada JigJiga Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa ayaa waxyaabaha dabka dhaliya iyo waliba siyaabaha looga hortagi karo ka waraystay Maxamed Xaaji Octoober oo waayo aragnimo u leh arrimaha dabka.

Maxaa sababa dabka suuqyada Soomaalida?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:14 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG