Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Maxaa kasoo baxay shirkii xirfadleyaasha caafimaadka Somaliland?

Boorama: Banaanbax rabshado wata oo dhacay
Boorama: Banaanbax rabshado wata oo dhacay

Shirkii sadexaad ee ururka xirfadlayaasha caafimaad ee Somaliland ee degen Qaaradda Ameerica oo lagu qabtay Somaliland, kaas oo sanadkan ka dhacay xarunta jaamacada Camuud ee Borama ayaa lasoo gabagabeeyay.

Wariyaha VOA ee Borama ayaa ka wareystay Sharmarke Maxamed oo kamid ah aasaasayaasha ururka Saha, ugu horayn wuxuu wax ka weydiiyay ururkooda iyo mudada uu jiray.

Wareysi ku saabsan xirfadleyaasha caafimaadka Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:02 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG