Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barn. Martida: Cabdullaahi Cabdi Sheikh

WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay rabshadaha gilgilay dalka Kenya. Waxaa marti ku ah Cabdullaahi Cabdi Shiikh oo ah Madaxa Xarunta Cilmi Baarista ee Gateway ee fadhigeedu yahay magaalada Nairobi ee Kenya. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Jacfar Kuukaay.

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka
please wait

No media source currently available

0:00 0:15:26 0:00
Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka
please wait

No media source currently available

0:00 0:15:26 0:00

This item is part of

Madal

XS
SM
MD
LG