Wasaaradda Caafimaadka ee dawladda federaalka Soomaaliya ayaa shalay sheegtay inay bilaabayso maaraynta daawooyinka iyo qalabka caafimaadka ee waddanka la keeno.
Hadalkan ayaa lagu sheegay war saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda.
Haddaba Haaruun Macruuf ayaa khadka telefoonka kula xiriiray Dr. Faarax Maxamed Sharraawe oo ah Guddoomiyaha Hay’adda Ku meelgaarka ah ee Maaraynta Daawada, ugu horraynna waxa uu weydiiyey goorta ay wasaaraddu bilaabayso inay hirgeliso wargelinta kasoo baxday.
Madal