30 qof oo ka mid ah 36 ajaanib ah oo u kala dhashay Iiraan iyo Paaksitaan oo lagu helay kalluumaysi sharci-darro ah ayaa maanta horyimid maxkamadda gobolka Banaadir, iyaga oo racfaan ka qaatay xukunka horey ugu dhacay.
Faahfaahinta warkan waxaa inoo haya Xasan Kaafi Qoyste.
Madal