Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqayn: Hawlgallada ka dhanka ah al-Shabaab 


Al-Shabab Al-Shabaab
Al-Shabab Al-Shabaab

Dhawaan waxaa lagu wadaa inuu billawdo wajiga labaad ee dagaalka lagula jiro Al Shabaab, kaas oo xilligii la filayey kadib dhacay, welina waxaa taagan in wajiga koowaad ee dagaalka Al Shabaab aanu sidii la rabay loo dhameystirin, maaddaama Al Shabaab ay weli ku sugan yihiin degmooyinka Ceelbuur, Galhareeri iyo meelo kale oo ka mid ah gobollada dhexe ee Soomaaliya.

Haddaba dhameystirka wajiga koowaad, iyo caqabadaha ku horgudban billaabashada wajiga labaad ayuu wariyaheen Muqdisho Xasan Kaafi Qoyste waxa uu ka wareystay Korneyl Cabdulaahi Cali Macow oo usoo shaqeeyey hay’adda Nabad Sugida Soomaaliya.

Hawlgallada ka dhanka ah Al-shabaab.m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:00 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG