Hargeisa —
Guddiga doorashada ee Somaliland oo toddobaadkan kulamo la qaadanayey daneeyayaasha arrimaha doorashooyinka Somaliland ayaa shalay kulan la qaatay ururada siyaasadda ee Somaliland.
Weriyaha VOA Khadar Maxamed Cakulle ayaa warbixintan Hargeisa kasoo diray.
Madal