Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xisbiga Kulmiye oo ka hadlay tallaabada ay qaadeen guddiga doorashada


Kulmiye

Iyadoo shalay Gudiga Doorashooyinka Somaliland ay Tafsiir sharci oo la xidhiidha doorashoyinka ay u gudbiyeen Maxkamada sare ayaa Mas’uulyiinta Xisbiga talada haya ee Kulmiye ay sheegeen inay kasooni ku qabaan guddiga, islamarkaana guddiga ku ixtiraamayaan madaxbanaanidooda shaqo.

Tallaabada guddigu qaaday shalay ayaa gudoomiye ku xigeenka Kulmiye Axmed Cabdi Dheere uu uga warramay weriyahayaga Hargeysa Khadar Maxamed Cakule.

Xisbiga Kulmiye oo ka hadlay tallaabada ay qaadeen guddiga doorashada
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:37 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG