Kismaayo —
Mas’uuliyiinta Amniga ee Maamul-goboleedka Jubbaland ayaa sheegay in maleeshiyo ka tirsan ururka Al Shabab ay xalay gabbal-dhicii weerareen saldhig ay ciidanka Daraawiishta Jubaland ku lahaayeen deegaanka Girileey.
Faah-faahinta dagaalkaasi ayuu wariyaha VOA-da ee magaalada Kismaayo, Aden Maxamed Salaad uu ka wareystay, Wasiirka Amniga Jubbaland, General Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal