Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo sheegtay in ay isi soo dhiibeen rag ka tirsanaa ururada Daacish iyo Al-Shabaab


Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari ee Puntland
Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari ee Puntland

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari ee Puntland Col. Cabdulqaadir Jaamac Dirir ayaa VOA u sheegay in ay gacanta ku hayaan xubno ka tirsan ururada Daacish iyo Al-Shabaab. Raggan ayuu taliyuhu sheegay in ay isku soo dhiibeen ciidamada Puntland. Wariyaha VOA ee Boosaaso, Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa wayasigaan la yeelatay Taliyaha.

Rag ka tirsan Al-Shabaab iyo Daacish oo 'isi soo dhiibay'
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:01 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG