Beledweyne —
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cusmaan oo dhawaan xilka laga qaadey ayaa shalay magaalada Beledweyne ka sheegey in madaxweyne loogu doortey kulan ka dhacay magaalada.
Cali Jeyte, oo horey ugu gacan sayray xil ka qaadis uu ku sameeyey madaxweynaha HirShabeelle Cali Guudlaawe, ayaa sheegey in ay dadka reer Hiiraan xilkaasi u doorteen.
Falastiin Axmed Iiman, ayaa ugu horeyn weydiisey kulanka Beledweyne iyo waxa ka soo baxay?
Madal