Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasiirkan Amniga oo su'aalo laga weydiiyay amniga waddanka

Somali Security Minister
Somali Security Minister

Wasiirka Amniga Gudaha Dowladda Soomaaliya ayaa waxa uu ka qeybgalay kulan dadweyne oo su'aalo lagu weydiinayay. madasha oo uu soo qaban qaabiyay Machadka Cilmi baarista ee Somali Civic House ayaa waxaa Dr. Maxamed Sheekh Cali Doodishe waxa looga weydiiyay Amniga Caasimadda iyo waxa laga yeelayo hubka ku jira gacanta Qabaa'ilka, xilli dowladdu ay dagaal kula jirto Al-shabaab.

Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixin arruntaasi ku saabsan kasoo diray Muqdisho.

Wasiirka Amniga oo su'aalo laga weydiiyay amniga dalka.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:28 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG