Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Hargeisa oo marti-gelisay tartanka caalamiga ah ee orodka

Hargeysa
Hargeysa

Magaalada Hargeysa waxaa Jimcihii shalay lagu qabtay tartanka 21ka KM, Fuaad Siciid Cali oo u metelayay Somaliland ayaa ku guuleystay kaalinta koowaad, halka Aadan Waaberi Dharaar oo u dhashay Dàlka Jabuuti uu galay kaalinta labaad ee tartankan oo ay ka qayb galeen in ka badan boqol orod yahan oo ka socday Qaaradda Africa iyadoo abaal marino lacageed oo u dhaxaysa &200 ilaa 1,600 oo Dollar la gudoonsiiyey orodyahanadii kaalmaha hore galay.

Dhinaca kale orod 5km ah oo gaar u ahaa hablaha ayaa waxa kaalinta koowaad u gashay Xamda Abdi Dahir oo la gudionsiiyey lacag dhan $400.

Hadaba Khadar Cakule ayaa ka wareystay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dhalinyaraa iyo Ciyaraha Abdirashid Caydiid.

Wareysi: Hargeysa marathon mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:10 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG