Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Chelsea Hakim Ziyech ayaa heshiis buuxa la gaaray kooxda Al Nasar ee horyaalka Sacuudi Carabiya, isaga oo kula heshiiyay inuu u saxiixo ilaa sannadka 2026.
Wariyaha suuqa kala iibisiga ciyaartooyda Fabrizio Romano ayaa soo weriyay in sidoo kale kooxda Nassr heshiiska ciyaaryahanka la gaartay kooxda Chelsea.
Ciyaaryahanka u dhashay waddanka Morocco ayaa wuxuu bartilmaameed u ahaa dhowr kooxood oo ka dhisan qaaradda kahor inta aanu go'aansan inuu u dhaqaaqo horyaalka Sacuudiga, waxaana kooxahaas ka mid ah PSG.
Madal