Boosaaso —
Kalluumaystada degamada Boosaaso ee gobolka Bari ee Puntland ayaa cabasho ka muujiyey in suuqii ay kalluunka ku iibsan jireen uu maamulka Puntland ku wareejiyey nin ganacsde ah, kadibna lagu war geliyey in goob kale loo rari doono.
Weriyha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintaan nooaga soo diratay magaalada Boosaaso.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal