Maleeshiyo la aaminsan yahay in ay ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabaab ayaa miino u dhigay kolanyo ciidmada ammaanka Kenya ah oo ku sii jeeday deegaanka Boni, halkaasi oo ay dagaalo ku dhex-marayaan ciidamada iyo Al-Shabaab.
Illaa10 askari oo ka tirsan ciidamada ammaanka ayaa ku dhaawacmay qaraxa kadib markii gaariga ay saarnaayeen uu ku dul joogsaday miinada loo aasay.
Warbixintan waxaa soo diray Maxamed Faarax Shire.
Madal