Isku xirrada

War Deg-Deg ah

ILEYSKA VOA: Ciidamada Soomaaliya amniga ma kala wareegi karaan ATMIS?


Ciidamada Soomaaliya

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay qorshaha ay ciidamada ATMIS uga baxayaan Soomaaliya, ayada oo qeybtii ugu horreysay ciidankaas oo gaaraya 2,000 askari ay dalka ka baxayaan dhammaadka bishan.

Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xassan.

ILEYSKA VOA: Ciidamada Soomaaliya amniga ma kala wareegi karaan ATMIS?
please wait

No media source currently available

0:00 0:17:57 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG