Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay khuburada amnigu ka yiraahdeen weerarkii Al-shabaab ee Pearl Beach?


SOMALIA-SECURITY/
SOMALIA-SECURITY/

Sagaal qof ayaa lagu dilay weerar ay mas’uuliyaddiisa sheegatay Al-Shabaab oo ka dhacay hotelka Pearl Beach oo ku yaalla xeebta Liido ee caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho habeenimadii Jimcaha, sida ay booliisku sheegeen.

Dadka lagu dilay makhaayaddan caanka ah ee Pearl ayaa ahaa lix qof oo rayid ah iyo saddex askari, sida ay booliisku sheegeen.

Haddaba maxay khuburada amniga iyo aqoonyahannadu ka yiraahdeen weerarkan? Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixin ku eegaya.

Falanqeyn ku saabsan qaraxii Jimcihii ka dhacay Hotelka Pearl Beach ee ku yaalla xeebta Liido .m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:39 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG