Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ardaydii ka barakacay magaalada Laascaanood oo imitixaan ay qaadday Puntland ku galay Kalabeydh


Arday

Ardaydii ka baracay dagaalka magaalada Laascaanood ayaa imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare ku galay degmada Kalabaydh ee gobolka Sool, waxaana qaadista imtixaankaasi fududeysay wasaaradda waxbarashada ee maamulka Puntland. Warbixintan waxaa Laascaanood ka soo diray Cabdikarim Olol.

Ardayda Sool oo galaya imtixaanka shahaadiga ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:41 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG