Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu danbeeyey ee khasaaraha weerarkii Pearl Hotel


SOMALIA-SECURITY/
SOMALIA-SECURITY/

Booliska Soomaaliya ayaa waxa uu tafaasiil ka bixiyay weerarkii xalay dabley hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ay ku qaadeen maqaaxi ku taalla Degmada Cabdicasiis, gaar ahaan xeebta Liido.

Weerarkaasi oo soo af-jariddiisu uu waqti dheer qaatay ayaa waxaa ku dhintay 9 qof oo lix ka mid ah ay yihiin rayid, halka 10 kalena ay ku dhaawacmeen.

Weriyaha VOA Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa goor dhow wararkii ugu dembeeyay dhacdadaasi noo soo diray.

Wararkii ugu danbeeyey ee khasaaraha weerarkii Pearl Hotel
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:59 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG