Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Sidee u dhacay falkii lagu dhibaateeyey qoys danyar ah oo degan Boosaaso?

Cabdulqaadir Jaamac Dirir
Cabdulqaadir Jaamac Dirir

Taliyaha qeybta booliska Gobolka Bari G/sare Cabdulqaadir Jaamac Dirir ayaa wareysi ay la yeelatay VOA ku sheegay in ciidamada ammaanka ay gacanta ku dhigeen dhallinyaro u dhacay guri ay degan-yihiin qoys danyar ah oo ku nool magaalada Boosaaso, kuwaas oo ka duubay muuqaallo ay ku cabsi gelinayaan kadibna ku baahiyey baraha bulshada.

Weriyaha VOA Faaduma Yaasiin Jaamac ayaa waydiisay taliyaha sida falkani u dhacay iyo tallaabada ay boolisku qaadeen.

Wareysi: Sidee u dhacay falkii lagu dhibaateeyey qoys danyar ah oo degan Boosaaso?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:06 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG