Muqdisho —
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Jimcihii soo dhaweeyay aqbalaadda warbixinta codsiga xubinnimada Soomaaliya ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Africa ee EAC.
Haddaba haddii ay Soomaaliya ku biirto ururkaas, maxay yihiin caqabadaha iyo fursadaha horyaalla? Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa soo saaray soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.
Madal