Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya oo malaayiin lacag ah ku bixineyso la-dagaallanka Al-Shabaab


Wasiirka arrimaha gudaha Kenya Kithure Kindiki iyo wasiirka amniga Soomaaliya Maxamed Axmed Sheikh Cali
Wasiirka arrimaha gudaha Kenya Kithure Kindiki iyo wasiirka amniga Soomaaliya Maxamed Axmed Sheikh Cali

GAARISA — Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Kenya ayaa shaacisay in malaayiin lacag ah ay ku bixineyso la-dagaallanka ururka Al-Shabaab. Waxaa kaloo ay wasaaraddu sheegtay in kowda bish soo socota ee July dib loo furi doono xarunta qaadashada baasaboorka Kenya ee ku taalla magaalada Gaarisa.

Wariyaha VOA, Maxamed Faarax Shire, ayaa warbixintan ka soo diray Gaarisa.

Kenya oo malaayiin ku bixineysa la-dagaalanka Al-Shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:37 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG