Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Natiijada doorashadii dhawaan ka dhacday Puntland oo la shaaciyay

Doorashada Puntland
Doorashada Puntland

GAROOWE— Punland ayaa maanta waxaa la shaaciyay natiijada guud ee doorashadii qof iyo codka aheyd ee dhawaan ka dhacday 30 degmo oo ka tirsan Puntland.

Wariyaha VOAda Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan ka soo diray Garoowe.

Natiijada doorashadii ka qabsoontay Puntland
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:48 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG