Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barasaab Cismaan Axmed Xasan oo maanta lagu aasay Hargeysa

Aaska Barasaab Cismaan Axmed Xasan
Aaska Barasaab Cismaan Axmed Xasan

Allah ha u naxariistee waxa maanta aas qaran loogu sameeyey magalaada Hargaysa Cisman Axmed Xasan oo noqday badhasaabkii ugu horeeyey ee Soomaali ah 26-kii June 1960 markii boqortooyadii Britain ay Somaliland ka heshay xoriyadda.

Cismaan Axmed ayaa waxa uu xilal kala duwan kasoo qabtay dawladihii kala danbeeyey. Madaxweynaha Somaliland Muse Biixi Abdi ayaa ku sifeeyey Cisman Indhoole inuu ahaa oday wax weyn usoo qabtay dadkiisa iyo dalkiisa.

Warbixintan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Barasaab Cismaan Axmed Xasan oo maanta lagu aasay Hargeysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:54 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG