Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda Soomaaliya oo daah-furtay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare


Somalia high school exams
Somalia high school exams

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka daah furtay imtixaanka shahaadiga ee fasalka 4-aad ee dugsiga sare. Sanadkan waxaa imtixaank u fadhiistay in ka badan 33 kun oo arday.

Wariyaha VOA, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle, ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.

Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Sare oo maanta bilowday
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:04 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG