Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Muxuu soo kordhiyay Machadka Sare ee Daraasaadka Amniga?


Machadka Daraasaadka
Machadka Daraasaadka

Dalka Soomaaliya oo muddo fog ku jiray dagaallo wejiyo kala duwan lahaa, ayaa sidoo kale waxaa sanadihii ugu dambeeyay dib usoo dhismayay dowladnimada, taasi oo keentay in lasoo celiyo adeegyo badan oo muhiim u ahaa bulshada.

Dowladda Soomaaliya ayaa saddex sano ka hor waxa ay hirgelisay Machadka Daraasaadka Sare ee Amniga, waxaana lagu tababarayay shaqaalaha dowladda iyo saraakiisha ka shaqeysa nabad-gelyada dalka. waxaana sidoo kale uu machadkaasi sameeyaa cilmi baaris dhinaca ammaanka ah.

Intii uu shaqeynayay ayaa waxa uu soo saaray dufcaddii ugu horreysay oo si cilmi ah amniga u baratay. Haddaba maxay tahay aqoonta halkaasi taalla? muxuuse ka bedelay fikir ahaan dadkii wax ka bartay? Weriyaha VOA, Cabdicasiis Barrow ayaa wareysi arrimaha kala yeeshay Agaasimaha Machadka Daraasaadka Sare ee Amniga Dr. Maxamed Mooge.

Wareysi: Agaasimaha Machadka Daraasaadka Amniga.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:13 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG