Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa ugu baaqay Hay’adaha Xukuumadda inay Baaritaanka Xadhiga Wariye Bishaaro Baande loo raaco sida dastuurka Somaliland qorayo oo aan dib u dhac iyo habsaan lagu sameyn kiiskeeda, sida uu sheegay gudoomiyaha Solja Sakariye Axmed Muxumed oo VOA la hadlay. Warkan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.
Madal