Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo maanta xustay 18-ka May

Muuse Biixi Cabdi
Muuse Biixi Cabdi

Magaalada Hargeisa waxaa maanta lagu qabtay xuska maalinta 18-ka May oo sannadkan ku beegan 32 guuradii ka soo wareegtay markii Somaliland ay si iskeed ah ugu dhawaaqday inay ka go’day Soomaaliya inteeda kale sanadkii 1991-kii.

Wariyaha VOAda Khadar Maxmed Cakuule ayaa warbixintan ka soo diray Hargeisa.

Munaasabadda 18-ka May ee Somaliland .m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:24 0:00

XS
SM
MD
LG