Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madasha Haweenka: Halganka Siyaasadda ee haweenka Soomaaliyeed


Fowsiya Xaaji Aadan
Fowsiya Xaaji Aadan

Barnaamijka Madasha Haweenka ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa halgalnka siyaasadda ee Haweenka Soomaaliyeed, waxaana marti ku ah Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Fowsiya Xaaji Aadan oo ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka, aheyd gabadha kaliya ee ka qeybgashay doorashadii madaxweynaha Soomaaliya ee sannadkii hore.

Waxaa soo jeedineysa Maryan Maxamed Barre.

Madasha Haweenka.m4a
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:17:45 0:00

XS
SM
MD
LG