Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo amrtay in la soo xiro siyaasiyiin ay ku eedeysay xiisadda Garowe


Saciid Deni
Saciid Deni

Maxkamadda Sare ee maamulka Puntland ayaa amartay in lasoo xiro mas’uuliyiin xilal kala duwan hore uga soo qabtay Puntland iyo qaar hadda ka haya xillal dowladda Federalka Soomaaliya.

Siyaasiyiinta ayaa lala xiriiriyay rabshado hubeysan oo dhawaan ka dhacay Garowe.

Wariyaha VOAda Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan Garowe ka soo diray.

Puntland oo amartay in lasoo xiro xubno lagu eedeeyay xiisadda Garoowe.m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:31 0:00

XS
SM
MD
LG