Sharciyaynta Bajaajyada Muqdisho
Gobolka Benaadir ayaa fulinayo sharciyo uu ku kala xadeynayo bajaajyadaa Muqdisho, iyado loo sameeyay midabyo kale duwan, iyo maalmo kale duwan oo ay shaqeynayaan. Qorshahan ayuu maamulku ku doonayo inuu wax uga qabto saxmadda. Weriyaha VOA Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan noo soo diray.
Qeybaha kale
-
May 28, 2023
Qubanaha Maanta, May 28, 2023
-
May 27, 2023
Qubanaha VOA, May 27, 2023
-
May 22, 2023
Qubanaha Maanta, May 21, 2023
-
May 21, 2023
Qubanaha Maanta, May 20, 2023
-
May 13, 2023
Qubanaha Maanta, May 13, 2023
-
May 07, 2023
Qubanaha Maanta, May 07, 2023.