Magaalada Muqdisho waxaa maanta laga xusay maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed oo ku beegan sannad walba 15ka bishan May. Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud ayaa u jeediyay dhalinyarada khudbad isugu jirtay, baraarujin iyo Dhiirigelin.
Wariyaha VOA Xassan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho