Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa ka jira in la weeraray Safaaradda Soomaaliya ee Sudan?


Smoke billows in Khartoum amid ongoing fighting between the forces of two rival generals in Sudan on May 6, 2023.
Smoke billows in Khartoum amid ongoing fighting between the forces of two rival generals in Sudan on May 6, 2023.

Ciidamada Sudan ayaa qaaday duqeymo dhinaca cirka ah oo ay ka fuliyeen qeybo ka mid ah caasimadda Khartuum iyaga oo isku dayaya inay dib u riixaan Xoogagga Gurmadka Degdega ah oo ay dagaal kula jiraan muddo bil ah.

Iyadoo uu dagaalku ka sii socdo Sudan ayaa warbaahinta dalkaasi ay wariyeen in kooxo hubeysani ay weerareen safaaradda Soomaaliya ee Khartoum.

Haddaba sidee ayay wax u dhceen? Ma jirtaa in bililiqo loo gaystay hantidii safaaradda? Waa sidee xaaladda diblumaasiyiinta Soomaalida ah ee wali ku sugan Khartuum? Arrimahaasi ayuu Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ka wareystay Dr. Xassan Maxamuud Cali oo ah safiir- ku xigeenka Soomaaliya u fadhiya Khartuum.

Waraysiga Safaaradda Soomaaliya ee Sudan
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:57 0:00
XS
SM
MD
LG