Magaalada Beledweyne oo toddobaadkii hore ay soo galeen daadad xoog leh oo keenay barakac baahsan ayaa dhinaca kale laga digayaa khatar ay waajihi karaan dadka isticmaalaya buundada koowaad ee isku xirta magaalada iyo xaafadda Ceeljaale.
Gaari nooca cagafta loo yaqaano ayaa maanta ku rogmatay boholo ka samaysmay waddada laamiga ah, gaar ahaan agagaarka buundada 1aad.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available