Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Heerka shaqada, shaqaalaha iyo shaqo la'aanta ee Soomaaliya


Biixi Iimaan Cige, Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Soomaaliya
Biixi Iimaan Cige, Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Soomaaliya

Barnaamijka wicitaanka dhegaystaha ee toddobaadkan oo uu marti ku yahay wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada ee Soomaaliya Biixi Iimaan Cige, ayaa ku saabsan xaalada shaqada, shaqaalaha iyo shaqo la'aanta ka jirta Soomaaliya.

Nuur Xasan Nuur ayaa innala socodsiinaya.

Barnaamijka wicitaanka dhegaystaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:24:03 0:00
XS
SM
MD
LG