Isku xirrada

War Deg-Deg ah

RW Xamse oo ku dhawaaqay guddi ka shaqeynaya soo celinta hantida qaranka

Golaha Wasiirada
Golaha Wasiirada

Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta magacaabay Guddiga Tira-koobka, Soo Celinta, Qiimeynta, iyo ka Talo-Bixinta Nidaaminta Hantida Qaranka. Guddigan oo ka kooban siddeed xubnood ayaa isugu jira wasiiro iyo madax kale oo uu ka mid yahay guddoomiyaha gobolka Banaadir.

Wariyaha VOA, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle, ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.

Guddiga soo celinta hantida qaranka oo lagu dhawaaqay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:43 0:00

XS
SM
MD
LG