Waxaa maanta magaalada Hargiesa lagu qabtay xafladda bilawga Mashruuca qodista ceelka shidaalka ee Toosan-1, kaasi oo ka tirsan xidhamada 13aad, kuna yaala Gobolka Togdheer ee Somaliland.
Haddaba Khadar Maxamed Cakule ayaa arrintan ka wareystay Wasiirka Macdanta Somaliland Abdilahi Farax Abdi iyo Wasiirka arimaha gudaha Maxed Kaahin Axmed.