MUQDISHU - Sideed maalmood ayaa ka dhiman sannad-guurada koowaad ee markii la doortay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Madaxweynaha ayaa markii la doortay sameeyey ballanqaadyo la xiriira hannaanka dawladnimada sida dhamamystirka dastuurka, in doorashada xigta ay noqoto qof iyo cod ah, xoraynta dalka, dayn cafinta iyo dib u heshiisiinta.
Warbixintan waxa inoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available