Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda Toddobaadka: Sannad kadib maxaa ka qabsoomay ballan-qaadyadii Madaxweyne Xasan Sheekh?


Somalia's Elected President Hassan Sh. Mohamud and the outgoing president Mohamed Abdullahi Farmaajo

Muddo sannad ah ayaa kasoo wareegtay markii Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud 15-kii May 2022 markii labaad mar kale dib loo doortay, waxaana intii uu ku jiray ololihiisa doorashada uu sameeyay ballan-qaadyo dhowr ah.

Haddaba sannad kadib maxaa ka hirgalay ballan-qaadyadii madaxweyne Xasan SHeekh Maxamuud? Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka ayaa sahminaya, waxaana soo diyaariyay soona jeedinaya Cabdulcaziz Barrow.

Dhageyso Faaqidaadda Toddobaadka).m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:38:35 0:00

XS
SM
MD
LG