Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galmudug: Wararkii ugu dambeeyay ee hawlgallada ka dhanka ah Al-shabaab


Xoogga dalka
Xoogga dalka

Ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa xalay hawlgal ka sameeyey degaanka Ceel Qaboobe oo ilaa 30km dhinaca koonfureed ka xiga magaalada Xarardheere.

Faahfaahinta warbixintan waxaa inoo haya Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq.

Wararkii ugu dambeeyay ee hawlgallada ka dhanka ah Al-shabaab.m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:27 0:00

XS
SM
MD
LG