Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Go'aanno ka dhan ah Mooto Bajaajta 'oo laga hirgelinayo' Muqdisho


Madaale

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaalle, oo shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho, ayaa sheegay in la joogo waqtigii la dhaqan galin lahaa awaamiir ay dowladda Soomaaliya horey uga soo saartay Mooto Bajaajta.

Go’aanadan cusub ayaa waxaa durba kasoo horjeestay darawallada Mooto Bajaajta.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray weriyaha Xasan Kaafi Qoyste.

Go'aanno ka dhan ah Mooto Bajaajta 'oo laga hirgelinayo' Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:33 0:00

XS
SM
MD
LG