War Deg-Deg ah

Jen. Tareedisho oo ka hadlay khasaaraha dagaal culus oo ka dhacay Masagawaa

Ciidamada dowladda
Ciidamada dowladda

Dagaallo xooggan ayaa saaka waabarigii ka dhacay degmada Masagawaa ee gobolka Galgaduud. Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay iska caabiyeen weerar uga yimid malayshiyada Al-Shabaab. Ciidanka ayaa sheegay in 4 qof oo 3 ka mid ah ay odeyaal yihiin ay dagaalka uga dhinteen, Al-Shabaab-na ay ka dileen 18.

Haddaba, Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab) ayaa khadka taleefoonka ee Masagawaa ku wareystay Jeneral Axmed Maxamed Tareedisho, oo ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya, wuxuuna weydiiyay sida ay wax u dhaceen.

Halkan ka dhageyso wareysiga Jen. Tareedisho

No media source currently available

XS
SM
MD
LG